Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mitireen on November 30, 2016, 02:58:05 PM

Title: Su'aal: Dhawaq/shanqar caloosha ah?
Post by: Mitireen on November 30, 2016, 02:58:05 PM
Asc dhamaan dhaqaatiirta somalidoc iyo inta ku tixan page kan iyo musliminta dhamaantood salaan kadib
KHAQAATIIRTA SHARAFTA LEH WAXAAN WEYDIINAYAA CALOOL DHAWAAQ MARARKA QAAR QOFKA KU AGFADHIYA AYAA MOODAYA INAAD DHUUSTAY MARMARNA CALOOSHA AYAA DHINAC FAARUQ KA NOQONEYSO  waa maxaay xalkeeda?
Title: Re: Su'aal: Dhawaq/shanqar caloosha ah?
Post by: SomaliDoc on December 27, 2016, 08:21:18 PM
Ka akhriso qoraalkaan shanqarta caloosha iyo waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6657.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6657.0)