Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CAGASAXAR on November 30, 2016, 04:58:46 PM
-
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan jiraa 21 sano waxan bilihi udambeyay madax xanuun aan isku arko mar mar sida markan dhafro ama aan shaqo badan qabto ama aan inbadan fakiro madax xanuunkan joogto ayuu ii aha bilihi laso dhafay waxana ixanuuni jiray madax khasatan wuxu kabilabanayay dhagaha korkooda oo madaxa ah ama madaxa dhan aya islakay xanuunayay kadib dhagaha guntoda mesha ay madaxa kagalan ayaan xanuun kadaremi jiray sidoo kale hada waxan culeys kadaremaya indhaha aragayga waa sax lkn culays sida inuu barar igasaranyhy ayaan daremi ama indhaha inay iololayaan dhagaha mar mar ayan dhaha show weyku shanqarayan lkn taas iguma badna xanuunkoda ayan isku lkn manta waxad mooda oon kadaremaya culays xita xaga dhagaha ah
-
Madax xanuunka nooca aad dareemayso waxaa loo yaqaanaa "Tension Headache", akhriso qoraal ku saabsan waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)
Ka daawo halkaan video kaa caawin doono, daawooyin dabiici ah:
https://www.youtube.com/watch?v=ls2MsHISdXI&t=25s (https://www.youtube.com/watch?v=ls2MsHISdXI&t=25s)