Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayuup isdabool on November 30, 2016, 06:13:13 PM

Title: Su'aal: Waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo?
Post by: Ayuup isdabool on November 30, 2016, 06:13:13 PM
Asc ad bad u mahad san tihiin somali doctors suaal bn idin waydiin waxay tahy waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo oo ku dhex ordo 2  daqiiqo marka ordaayey ba kilida midig I xanuuntay sidii nabar igu dhagan oo kle bay I xanuuntay xogar bn si waday wauy kaso dartay wan fariistay aad bay i si xanuuntay Marka I caawiya wa maxay xanuunkan was mahadsan tihiin aad bn idin salaamaya doctors
Title: Re: Su'aal: Waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo?
Post by: SomaliDoc on December 27, 2016, 08:27:46 PM
Xanuunkaan wuxuu u badan yahay in dhagax killida kaaga jiro, waxaana isku arka dadka aanan in muddo ah jimicsan hadday jimicsi bilaabaan, kilyahane uu dhagax kaga jiray iyagoo ogayn, fadlan dhakhtar la xiriir si qalabka computer-ka kilyaha lagaaga saaro, biyo cabistane aad u badso.

Xanuunka wuxuu ku yimaadaa rucleynta oo dhagax ka soo dhaqaajiso booskiisa, isagoo galo meel ciriiri ah ama haraadka la dareemo jimicsiga ka dib, kaasoo kilyaha ka shaqeysiiyo kadibne xanuunka dhagaxa ayaa la dareemaa, akhriso qoraal ku saabsan dhagaxaanta kilyaha fadhiistaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0)