Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Caydaruus on December 03, 2016, 03:31:14 PM

Title: Su'aal: Buug cudurrada ka hadlayo?
Post by: Axmed Caydaruus on December 03, 2016, 03:31:14 PM
Asc dr masha allaah aad iyo aad ayaan idinkaga maha celinaa dhamaan bulshada si aad u wacyi gelisaan anga codsi ayaan wataa oo ku saabsan inta dr ee webka wax ka qora in ay noo soo gudbiyaan buug cudur walba daawadiisa waxa keenay sida looga hortago calaamadahiisa dhamaan intaas ka kooban in aad noo soo saartaan kumaanan kun ayaa u baahan oo aan anga koow ka ahay ardayda kuliyada caafimaadka baratana wuu saacidayaa ee shaqadaas inoo qabta waa inoo codsi ilaah dartiis inooga sameeya waa u baahan nahay mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Buug cudurrada ka hadlayo?
Post by: SomaliDoc on December 29, 2016, 07:17:57 PM
Dad badan ayaa fikradaas soo jeediyay, waana lagu dhaqaaqi doonaa markii ay fursadu saamaxdo. mahadsanid