Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shukriisxaaq on December 11, 2016, 10:45:42 PM

Title: Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?
Post by: Shukriisxaaq on December 11, 2016, 10:45:42 PM
asc waxaan rabaa in la iiga jawbo waxaan leyahay uur yar oo afar bil ah exercise ma sanay karaa?

mida kale waxaan daremaa culays iyada oo uurkii yar yahay iyo cuntada oon ku dibiraayo mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2017, 02:45:35 PM
Waad jimicsan kartaa, laakiin waa inuu ahaado jimicsi fudud sida socodka, rucleynta, dabaasha, iskala bixinta IWM.
Ka fogow wax qaadista iyo orodka xad dhaafka ah, waana muhiim in aad dhakhtarkaaga la tashatid mar walba jimicsiga laguu ogol yahay iyadoo la fiirinayo heerka uurkaaga khaasatan haddii dilan hore uu jiro ama cillado kale oo uurka.

Akhriso qoraal ku saabsan jicmisiga bilaha dambe ee dhakhaatiirtak u taliso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0)