Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Caydaruus on December 18, 2016, 04:46:13 PM
-
Asc dr waan idiin salaamay dhamaan runtii page kaan wax badan ayaan ka faa'iday ilaahna kheyr ha idinka siiyo labo isbuuc ayaa laga joogaa su'aal aan dhiibtay liigama na jawaabin runtii su'aasheyda na anga iyo umada soomaaliyeed aad ayey u anfaceysaa weliba ardayda caafimaadka anga waxaan kaa codsan lahaa buug aad noo diyaarisaan oo ku saabsan cudur walba daawadiisa calaamadahiisa sababihiisa waxa sababay micnaha iyo calaamadahiisa buug intaas ka kooban in aad noo diyaarisaan ayaan jeclaan lahaa si'aan dhamaan aydayda medical students ka ah ay ugu faa'ideestaan mahadsanidiin
-
Waa qorshe wanaagsan, mashruucaani waa mid wacyi gelin ee ma ahan mid ardayda caafimaadka ay kaga kaaftoomi karaan buugaagtooda iyo casharrada macallimiintooda.