Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saadik on December 18, 2016, 09:36:45 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cloning ama sonogate maxaase farqi u dhaxeeyo?
Post by: Saadik on December 18, 2016, 09:36:45 PM
Asc doctors waxan ahay xubin cusub lkn waqti hore la socday wepsite kaan qiimaha badan, ilaahey ajir iyo xasanaad an lasoo koobi karin ha idinka siiyo dadaalkina, waxan rabay inan wax ka ogaado waxa la yiraahdo cloning iyo sonogate waxa ee yihin iyo farqiga u dhexeeyo thanks
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cloning ama sonogate maxaase farqi u dhaxeeyo?
Post by: SomaliDoc on February 13, 2017, 03:13:40 PM
Maxaad ula jeedaa Sonogate? Ma ahan eray xiriir la leh cloning-ka? Mise waxaad ka wadaa "Surrogate"?