Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boqorka on December 19, 2016, 11:14:22 PM

Title: Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?
Post by: Boqorka on December 19, 2016, 11:14:22 PM
Asc bahda somalai doc marka hore aad ayaan idiin salaamay kadib rabaa inaan idin waydiiyo fin kasoo baxay jirka ama wajiga  loona yaqaano qaash ama Sanfuur adna u waynaada malax badana sameya inbadana iga soi baxa xiliyada xagaaga ama kulallaha xanuun badana leh . Waxayaabaha keena ..waad mahadsantantahiin
Title: Re: Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2017, 12:45:24 PM
Waa nuuc ka mid ah baxdinta ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0)