Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 20, 2016, 12:06:40 AM

Title: Su'aal: Waa maxay VIGRX DELAY SPRAY?
Post by: Mr Mahamed on December 20, 2016, 12:06:40 AM
VIGRX DELAY SPRAY
MAXAY SIDE EFFECT LEYDAHAY ?
MALA ISTICMAALI KARAA DHAQTAR LA AAN ?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay VIGRX DELAY SPRAY?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2017, 12:49:31 PM
Waa daawo ka samaysan nuuc kabaabiso ah oo loo yaqaano "benzocaine", waxaa lagu buufiyaa xubinta taranka ee ragga, si dareenka uga yaraado, hadduu dareenka yaraadane waxaa daaha biyo-baxa, waxay ka mid tahay siyaabaha lagula tacaalo biyo-baxa degdegga ah, waana muhiim in dhakhtar uu kuu qoro ee la iskama gato.
Akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno biyo-baxa degdegga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)