Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 20, 2016, 12:16:11 AM
Title:
Su'aal: Waa maxay LOW T?
Post by:
Mr Mahamed
on
December 20, 2016, 12:16:11 AM
Ditoore waa maxay LOW T
Title:
Re: Su'aal: Waa maxay LOW T?
Post by:
SomaliDoc
on
February 28, 2017, 12:50:15 PM
Waxaa loola jeedaa hormoonka ragga ee testosterone oo yar.