Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: King of the jungle on December 20, 2016, 12:55:29 AM
-
Asc waxaa ku faraxsanahay dhaqaatiirta isku hoshay arintan waana ku mahadsan yihiin salaan ka bacdi
Waxaa aan ahay nin xaasle ah caruur badani u joogaan dhalinyaro baan ahay
Waxaan ka cabanaayaa markaan musqusha xaajo u galo waxaan isku arkaa shahwo caadiya mar marna waa qafiif saxaradeyda hadey jilicsan tahay iyo haddii kaleba badanaa way dhacdaa xaaskeyga waa kala maqanahay arintaana badanaa waxaan isku arkaa xaaskeyga markii aan kala maqanahay inta aan isla joogno iskuma arko
Marka arintaas inaad waxii aad igu dhaantaan inaad iiga sheegtaan mahadanadiin..asc
-
Shahwada timaado markaad musqusha gashid ka dib waa arrin jirta oo la yaqaano, horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal gooni ah ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2631.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2631.0)