Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 23, 2016, 08:22:56 PM

Title: Su'aal: Markii shahwada la baarayo?
Post by: Mr Mahamed on December 23, 2016, 08:22:56 PM
Ditoore markii lasameenaayo sperm anlysis ma waxaa layska qaadayaa shahwada ama dhiiga xogaa waan ku wareeray
Title: Re: Su'aal: Markii shahwada la baarayo?
Post by: SomaliDoc on January 27, 2017, 11:57:36 AM
Shahawada ayaa laga baaraa, waxaana la baaraa kaliya markii laga shakkiyo in ay cillad jirto sababtoo ah baaritaankaan kama mid ahan kuwa sida routine-ka ama checkup ahaanta loo baaro.
Qaabka loo baaro iyo waxa laga baaro intaba ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3040.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3040.0)

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa qoraal ku saabsan cilladaha lagu arko waxa ay noqon karaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0)