Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dawiil on December 23, 2016, 10:20:02 PM

Title: Su'aal: Cudurka Sindiryada?
Post by: Dawiil on December 23, 2016, 10:20:02 PM
Asc
Dr waa maxaay cudurka sindiryada loo yaqaan ee caloosha ama mindhicirka aad u xanuujiyo ayadoo qofka Axal ama dhiig  uu saxaroodo
aadna uu u diqdiqeeyo


Mahadsanid dr
Title: Re: Su'aal: Cudurka Sindiryada?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2017, 08:17:52 PM
Halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinay xanuunka diisantariyada (Dysentery): http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6635.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6635.0)