Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakiyare555 on December 24, 2016, 09:19:00 AM

Title: Su'aal: Waxaan xanuun ka dareemayaa xiniinta bidix?
Post by: Zakiyare555 on December 24, 2016, 09:19:00 AM
asc dr.
ayantan wxa xanuun ka daremay xininta bidix .
xinintu waxay ixanunta inba badan marki ay sadaradaydu adagtahy ama aan dibiro waxa mooda ina hawo o kale ay ku jirto .  iyado mesha ka koraysa o guska dhinacisa ahna ay la bararto . 
aryada ku jirta way kusi siyaada xiliga saxaronayo marka dhusana nafis baa ka daremaa .
markay ibararsantahy socodku waa idhibaa iyo hadan qufacaba . jifkana wan ku nafisa.
inkasti habenki marka sexdo ano so tooso ano meelna ibararsanen  . wax joogto ahna maahan waa marmar wax igu yimaada .  marmar marki shahwo iga timaado waxaa dareemaa xanun guska ah . ama xininyaha hoostoda . .
waxa kalo leeyahy biyo bax dagdag ah .

awal hore xanunku wuxu iga so bilaabay ano yara baa xininta layga qaban jiray o ixanuni jirtay  kadib baa dhakhtar la ii geeyay isago dhahy xinintu waxba ma qabto mindhicirada bay aaryo kaa qadanaysa wuna iska cafimadin .....

marka kale aysan ibararsanen wn ordaa kubada ciyaara jimicsi baa sameya . wax barar ahna ma daremo . ama xanun ah ama xininta galaya .

inkasto an qabo gaas  o ay badantahy dibiradaydu . iyo calol istaagaygu.
Title: Re: Su'aal: Waxaan xanuun ka dareemayaa xiniinta bidix?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2017, 08:31:52 PM
Sida aad u tilmaantay xanuunkaagu wuxuu u egyahay eernada gasho xaniinta ee loo yaqaano "Inguinal hernia", fadlan la xiriir dhakhtar si lagaaga soo kumbuyuutar, loona ogaado heerka ay tahay iyo haddii ay wax kale jiraan.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Eernada iyo nuucyada ay u kala baxdo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6097.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6097.0)