Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deka Ahmed on December 24, 2016, 08:30:55 PM
-
asc dr salan kadib wad ku mahadsantahay talada cafimad aad u fidinesid bulshadada ajar iyo xasanaad alaah hakasiiyo wacyi gelinta noo fidiso. hadaan u gudbo su asheyda watan abu faska maloo isticmali karaa meel nawar ku yaala. mahadsanid dr
-
Maya abuufaas-ka lama mariyo nabar furay, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan horay uga hadalnya abuufaasta iyo siyaabaha loo isticmaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0)