Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Laki on December 24, 2016, 11:39:40 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay kacsi badan?
Post by: Laki on December 24, 2016, 11:39:40 PM
Doctor Waxan ku weydiinaa.
Waxan isku arkay mudo dheer kacsi badan
Hadii aan gabar lasheykaysanayo taleefoon mise  aan kulano anagoo istaabanin ayaa biyo iga imaanayan biyhii shahwada aan  aheyn waa modowa oo biyaha cadiga cml waye oo najasada ah.
Doctor daawo maleedahay arintaas.
Maxaase sababa
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay kacsi badan?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2017, 08:48:46 PM
Waxaa dhici karta in dareenkaaga uu dhaw yahay, akhriso su'aal tan la mid ah oo aan horay uga jawaabnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0)