Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zeeco7 on December 29, 2016, 04:43:09 AM

Title: Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?
Post by: Zeeco7 on December 29, 2016, 04:43:09 AM
Asc bahda somali doc wxd noo qabaten shaqo aan ugu baahnayn ilaah miisanka xasanaadka haydinku dare
 Suasha aan qabo ayaa waxay tahay
1.waxa aan mudo isku arkay feedhaha qaybta naaska ka hoseysa aan xanuunka dareemayo ilaa halka ay feedhahu ay iska yamaadan shafta
Dhibkan waxa aan isku arkaa
1.marka aan jimicsi sameyo sida bolooni gym iyo sametimes galmada
2.marka jimicanayo matag ayaa I qabanaya iyadoo Xiliyada qarna an matagaba
3 . Subixii marka aan tooso candhuuftayda waxa lasocda bloody spots or mucus

Plz si deg deg iguso jawaba
Title: Re: Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?
Post by: SomaliDoc on May 12, 2017, 08:00:16 PM
Fadlan la xiriir dhakhtarka si feeraha laga baaro, haddii aad subaxii tufaysid candhuuf dhiig leh, feerahane aad xanuun ka dareemayso.
Waxaa dhici karto caabuq sambabada inuu ku hayo kaasoo dhowr nuuc ah inkastoo aadan sheegin in qufac uu jiro.
Akhriso qoraal ku saabsan xanuunada keeno astaamahaan iyo sida lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0)