Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on January 01, 2017, 11:47:16 AM
-
Wali ma guursan lkn waxaa isku arkay arin layaab ila noqotay
Hamigeeyga ama niya deeyda waxaa haayo gacsi galmo lkn xubinta taran Ka ah wax kacsi ah ma damacsana .waa uun qalbi qooqan bis
-
Taasi markaad guursatid kadib ayaa laga hadli karaa, isbadal inuu dhaco ayay u badan tahay.
Haka hordhicin, hana isku walwalin arintaan, haddii kale welwelkaas waxuu kaa hor istaagi kara howshaada, wuxuuna kuu horseedi karaa kacsi yari iyo biyo-bax degdeg ah.
Akhriso qoraal ku saabsan howlgabka kacsiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)