Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikhaliq Hassan Ali on January 05, 2017, 09:30:01 PM

Title: Su'aal: Waa maxay grave disease?
Post by: Abdikhaliq Hassan Ali on January 05, 2017, 09:30:01 PM
Asc wan idin salamay dhaman bahda webka marka xiga waxan u bahnaa in si fah faahsan la iga haqab tiro sual taas oo ah maxa la dhahaa  grave disease?
maxa keena inuu qofka ku dhaco?
side lo daweyn karaa?
qofka qaba raashin noooce ayuu cuni karaa?
raashiin nooocese ayuu iska dhafayaa/ka fogaanayaa?
aad iyo aad baan idinku mahad celinaa sida wanagsan ee aad memberska uga haqabtirtaan suaal walba ay idin weydiyeen waaana ku farax sanahay inaan ka mid ahay members webka MAHAD SANIDIIN..
Title: Re: Su'aal: Waa maxay grave disease?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2017, 03:10:55 PM
Grave disease waa cillad keento in qanjirka thyroid-ka uu kacsanaado, ka akhriso halkaan qoraal aan hadda ka hor ku faahfaahinay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0)