Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mursalcnuur on January 10, 2017, 11:39:50 PM
-
Asc. somaliDoc su'aal.
waadku mahsantihiin Howsha aad u haysaan Bulshada somaliyeed.. waana ku faraxsanahay.. Labo Suaaloo..
1. ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa ?
2. Qofka ilowshaha badan iyo kankale maxy kula Duwanyihiin ?
MAHADSND
-
Qoraal hore ayaan uga hadalnay cilladda ilowshaha ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0)