Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Eng.myare on January 13, 2017, 02:24:15 AM

Title: Su'aal: Roqorta aan biyaha lahayn?
Post by: Eng.myare on January 13, 2017, 02:24:15 AM
Dr.salaan kadib.
Cilmigaada naafic alle hakaaga dhigo dadweynaha wey kaa faa ideystaan.
Aniga waxaan ku weyndiin lahaa roqorta aan biyaha laheyn ee carjawda madow ah jirkana meel walba ka soo baxda soomaaliduna tiraahdo nasiiibka ayaa lagu gartaa maxaa keena?sidee looga dawoobi karaa ?ka hor tagse ma leedahay?
Waxaan kaa rajeynaayaa inaad iga shaafin doontid.
Title: Re: Su'aal: Roqorta aan biyaha lahayn?
Post by: SomaliDoc on April 18, 2017, 08:13:42 PM
Roqorta noocaas waxaa loo yaqaanaa "Common warts" ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0)