Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayuup isdabool on January 13, 2017, 10:38:08 PM

Title: Su'aal: Xanuunka qiixdheerta?
Post by: Ayuup isdabool on January 13, 2017, 10:38:08 PM
Asc doctors waxaan idin waydiinaya xanuunka qiixdheerta maxa kaalmaati ah oo lagu daaweeya waa mahadsan tihiin
Title: Re: Su'aal: Xanuunka qiixdheerta?
Post by: Mr daacad on January 15, 2017, 07:09:09 AM
Walaal horta jawaabta iyo talada dhakhtarkaba waxaynu ka sugaynaa diktoorada lkn waxaan ku xasuusin lahaa inaad caruurta talaalka la ogaatid oo aad ku dedaashid inaad talaalka u dhamaystirtid. ilaahay baa wax badbaadiyee............
Title: Re: Su'aal: Xanuunka qiixdheerta?
Post by: SomaliDoc on April 19, 2017, 07:07:03 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan qix-dheerta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1355.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1355.0)