Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikani7 on January 22, 2017, 12:44:14 PM
-
Asc marka hore dictore wxan isku arkay marka ay saxaradu igu adkato oo an sorixayo in ay ka imadan xubinteyda tranka biyo maxa kena ?
-
Halkaan ka akhriso waxa keeno in shahwo timaado markii aad saxarada jiiranaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)