Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Layla som on January 26, 2017, 06:37:01 PM
-
Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu,
salaan kadib, Dhakhtar waxaa u baahnaa inaad iga tala bixiso, taasoo ah su'aasheeda.
cudurka loo yaqaan dhiiga feyska ama infection ka jirka ku dhaca, waxa keena iyo sidaa loo daweeyo adoo mahdsan.
-
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay baaritaankaa, waxyaabhaa loo isticmaalo iyo khaladaadka ay bulshadu ka aaminsan tahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6001.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6001.0)