Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Freeman143 on January 29, 2017, 05:48:16 PM

Title: Su'aal: Maxay tartaa bomaatada Medizole-B?
Post by: Freeman143 on January 29, 2017, 05:48:16 PM
Asc doctor, waan idin salaamay waxaan rabaa inaa ii sharaxdaan xaaskayga ayaa waxaa loo soo qoray boomaatadan dhaqtarkiina sifiican uguma sharixin hadaan raadinayna google ka waka waynay.. waa tan MEDIZOLE-B
Title: Re: Su'aal: Maxay tartaa bomaatada Medizole-B?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2017, 09:02:31 PM
Waa bamaato antibiotic ah, magaceeda rasmiga ah waa "metrinadazole", markay kareem tahay waxaa loo isticmaalaa caabuqyada maqaarka, markay biyobiyo tahayne "Gel" waxaa loo isticmaalaa caabuqa xagga hoose ee dumarka.