Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Galadyare on January 31, 2017, 06:42:39 PM
-
asc dhamaan dhaqatirta somalidoc wad ku mahadsantihin sida ad isugu xilqaanten inaad bulshada wacyigalin cafimaad aad siisan insha'alahu alle waxan idinkaga rajayna inuu misaanka xasanaadka idinkugu dara.
hadan u gudbo su'aashayda waxan inbadan kacabanayay dhibaato iga haysata dhanka xaniinyaha ama dhikilaha. labaduba way i xanuunan wax xidido aad modid a ku jiro markan tabto. labo jeer ban is baray o computer isi saray marki hore kaniini ba la iso qoray waxna kama helin. marki danbana dhaqtar kale ban u tagay wuxu i diray computer jawbtina wuxu dhahay wa cadi xaniinyahagu marka waxan raba inaan dhaqaatiirta lawadaago natiijadii kaso baxday baritaanka .
waana sidan hoos ku xusan
SCROTAL ULTRASOUND
Left Testis:
- Average sized measuring 34×19mm with normal homogenous echopattern
- No focal lesion or masses
Right Testis:
- Relative small sized Rt test measuring 20×15mm with normal homogenous echopattern
- No focal lesion or masses
Epididymi:
- Average sized epididymi with normal homogenous echopattern
- No focal lesion or masses
Pampiniform Plexus :
- Average daimeter of pampiniform plexus .
Hydrocele :
-
Inkastoo computerka uusan cillad sheegin, laakiin qaabka aad cilladaada u tilmaantay waxay u egtahay cilladda loo yaqaano "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)