Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samira siman on January 31, 2017, 09:29:21 PM

Title: Su'aal: la xiriirto mawduucii dhabar xanuunka?
Post by: Samira siman on January 31, 2017, 09:29:21 PM
Suasha1:waxan isku arkay xanun laf dhabarka ah sadax sano kahor markas o an ur yeshay mel kabaxsan dhabarka ma aysan ixanuneyn laftas kaliya ayan kadaremayay ila hada mar mar ayan isku arka waxan utagay dhaqtar wa la ibaray wax infaction ahna maqabo waxuna ishegay in ay igu yartahay calciumka xanunkana ay midas keneyso marka calcium yarida iyo lafta dhabarka xunkeda wax xirir ah miya kadhaxeyn karo?
Suasha2:hoyadey waxay qabta dhabar xanun ad udaran hadane ah mid qabatin ah mar kaliya aya lagu soturaya sida ad manta shegtay wax yabo badan ayey isaga ekyihiin lkn suasheydu waxay tahay xanunka dhabarka qabatin cml qofka ma uheyn kara ilaa mudo 15sano kudhowad ah markas u qabtana xanunkan waxa uheynaya usbuc ila labo usbuc melna kama nuxsan karto o wan qaadna sido kale xanun madaxa o qabatina ayey qabta o mar lagu soturayo wax xirir ah maka dhaxeyn karan xanunka dhabarka iyo kan madaxa adigo mahadsan dr.? Jazakallahu qeyran
Title: Re: Su'aal: la xiriirto mawduucii dhabar xanuunka?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2017, 09:08:34 PM
Kaalsiyam yarida xanuun ma keeno, laakiin haduu jiro xanuun lafaha wuu kaaga sii dari kari sida riixa, roomaatiisamka, cillad saxuunta ama lafaha dhabarka.

Inaysan xiriir ka dhaxayn ayay u badan tahay, laakiin fadlan dhakhtar la xiriiri.