Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Casiis Cali on February 01, 2017, 01:59:44 PM

Title: Su'aal: Qufac joogto ah?
Post by: Cabdi Casiis Cali on February 01, 2017, 01:59:44 PM
Asc dhaman inta webkan ka howl gasho wadsalamantihiin
Su aasheyda waxay tahay
Hoyadey wa ilaa 50 jir waxay ka shaqeysaa suuq qudaar waxay la dhiban tahay qufac aan xanuun said ah leheen
Marwalbo wa uu ku so laa laabtaa
Dhuunta waxa uga taal buro
Marka waxaan idin waydinayaa wax yaabaha keeno qufacaas iyo waxa lagu daaweyn karo
   Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Qufac joogto ah?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2017, 11:08:47 AM
Qufaca joogtada ah waxyaabaha keeni karo waxaa ka mid ah xasaasiyad dhuunta ah, xanuunka xiiqda ama cillad culeys ku hayo dhuunta.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno qufaca joogtada ah ee riiraxyado wato: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0)