Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanad.200 on February 02, 2017, 06:35:44 PM

Title: Su'aal: Waxaan ahay Qof Gaaban ee maxaa sameyaa?
Post by: Hanad.200 on February 02, 2017, 06:35:44 PM
Asc dhamaan Bahda Somali medical Association waxaan marka hore niga mahadcelinaye Janiska aa siiseyn umada somaliyeed intaas ka dib Su"aasheda waa
doctor waxaa ahaye wiil waxaana jiraa 21 sano wana Gabanahye dhirarkega waa 1.62 waxaa rabaa inaa dherado ee maxaa sameya mana laga yaaba inaa dherado hada ka dib waxaa maqley dad badan oo dhahaayo 20 hadii la dhafo lama dherado jwb insha allah Thanks
Title: Re: Su'aal: Waxaan ahay Qof Gaaban ee maxaa sameyaa?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2017, 09:15:11 PM
Akhriso qoraalkaan oo aan hadda ka hor uga hadalnay dhirirka iyo gaabnida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6490.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6490.0)