Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Moztaf hazan on February 02, 2017, 06:39:31 PM
-
Asc
Bacada salan aad baad umahadsantihiin howshaad nooqabanaysaan.
Waxaan raba inaa iga caawisan xanuun ayaamahan idaa shaday waana cuna xanuun calamadihiisa waxaa kamida
- cuncun markaan subixii so tooso
- wax jaale ah oo dalqada iyo inta kahooseesa iga dhaga habeeenkii markaan seexdo
- cabur[in uu dulalka sanka midkamida i xiran yahy malinkii aadhan waxaana xira hilib adag oo laf mooda jirka haysta oo hadba dhinacaa useexdo uguurayo habeenkii
- dalqada iyo inta u dhoow oo aad moodo dhaawac inuu gaary.....
- xab iga dhaga dhuunta
Raali aga ahaada hadii aan dheereyey sua aasha
MAHADSANIDIIN
-
Waxaan kugula talin lahaa in aad la xiriirtid dhakhtar cunaha iyo sanka ku takhassusay, sababtoo qaabka aad u sifeysay xanuunkaaga waa nuuc xasaasiyadda ka mid ah, waxaana dhici kara inuu sanakane hilib kaaga yaallo, waana badanaa laba cillad oo isla socoto.
Akhriso qoraal ku saabsan arintaan oo aan hadda ka hor ka hadlay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0)