Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilias on February 03, 2017, 11:05:31 PM

Title: Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?
Post by: Ilias on February 03, 2017, 11:05:31 PM
Asc doc. Salaan kadib waqti badan ayaan finan lahaa ilaa qaangaarkyga marka waqtiga ay soo baxeen ayaan si xun u daawoyin kala gadisan u mariyey oo kala ah daawo dhaqameedyo iyo kuwa suuqa lagu iibiyo ee kiimikada ah kadib wajiga aad ayuu ii madoobaaday waan ka shalaayey dhibaato aad u wayn ayaan dareemay. Alxm hada markaan joojiyey isbadal dhab ayaan isku arkaa qaybihii u badnaa ee finanka way iga baaba'een wax yar ayaa igu haray waxayna igaga yaalan labada dhaban iyo wajiga dhaxdiisa aadna way u adag yihiin waxa dhacaan ahna ma laho xitaa hadaad tuujiso. Marka waxaan dareema in wali madowgii igu haray waliba qaybta sare ee wajiga ayuu u badan yhy. Doctor please caawimaad ayaan kaaga baahanahay xitaa haday kuwa guryaha lagu sameeyo yihiin (home remedy) marka waxaan Ku daawobo ii sheeg. Ilahay aya wax daaweeyee.

Mahadsanid doc.
Title: Re: Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?
Post by: SomaliDoc on May 07, 2017, 08:57:28 PM
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadlay siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo haaraha wajiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0)