Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on February 05, 2017, 04:17:08 PM

Title: Su'aal: Dhibaatada isku celinta biyaha?
Post by: Mr Mahamed on February 05, 2017, 04:17:08 PM
maxay sababi kartaa hadaan biyaha isku celiyo ayagoo wax yar tifiq oo kale iiga yimid  marar badan makeeni kartaa arintaas madhaleys nimo iyo infectionka ku dhaca shahwada iyo epipidermithka
Title: Re: Su'aal: Dhibaatada isku celinta biyaha?
Post by: SomaliDoc on May 08, 2017, 03:28:49 PM
Biyaha oo la isku celiyo ma fiicno, maxaayeelay waxay dabciyaan haniyaha u dhaxeeyo kaadiheesta iyo ibta, haddii arrintaasi ay joogto noqoto, waxay keentaa in kaadida ay ka fakato qofka markii ay qabato.

Akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5941.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5941.0)