Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muno on February 07, 2017, 02:01:55 AM
-
Asc wr wb doc dhagta saaid ii xanuunto dhagta gudaheda duleel ledahay maxaa igula talin lahayd
-
Muno, fadlan la xiriir dhakhtar si dhegta lagaaga fiiriyo waxaa dhici karta inay caabuq qaaday, kaasoo u baahan in si dhakhso ah lagu xalliyo, haddii kale wuxuu keenaa dhibaatooyin badan, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0)