Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiilsoomaali on March 06, 2017, 10:17:16 AM
-
asc doctor waxaan leeyahey madax xanuun inta badana wuu I xanuunaa marmana waxbaa IGA dhaxguuxaa madaxa markaa maxaa sababa ama dawo u ah
-
Madax xanuunku waa nuucyo badan yahay ee qoraalkaan ka akhriso nuuca ku hayo iyo qaabka uu kuu hayo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)