Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on March 09, 2017, 05:49:51 PM
-
Boga ayaa wax qaniinaa yaaan gaar ahaan saqda dhexe,subaxdii ,galbihii ..wax xanuun badan oo gaas ku qiyaasay lkn aan dareemaayo in bahal goosa naayo beerka
Drre maxeey noqon karaa ayaa isleedahay??
-
Bog xanuunku wuxuu astaan u yahay xanuuno dhowr ah oo caloosha ku dhaca khaasatan gaaska, caabuqa mindhicirrada, gooryaanka, xameetida dhagaxa ku jiro IWM.
Waxaa muhiim ah inaad dhakhtar la xiriirtid, si laguu baaro.
Daawo video-gaan ku saabsan cudurka Gaaska:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)