Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maan Moha on March 14, 2017, 05:22:13 PM

Title: Su'aal: biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro?
Post by: Maan Moha on March 14, 2017, 05:22:13 PM
Asc Dr  maxaa kena biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro waliba in kayar 10 second?
Maxaase lagu dawenkaraa ?
Title: Re: Su'aal: biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro?
Post by: SomaliDoc on June 17, 2017, 01:40:39 PM
Biyo-baxa degdegga ah waxyaabo badan ayaa keena ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)