Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamdita on March 30, 2017, 03:11:06 PM
-
Asc Somali doctors , magacaygu waa Hamda Ali joogta somalia muddo hada sannad ah waxaan isku arkay ilmo (tears )badan oy sababtu tahay adkaysi la´aan hadi la i canaanto , la igu qoslo ama qof is dagaalno anan ilmada cashen karin wakhtina igu qaadata in aan is dajiyo markaa doctor ma noqon kartaa xanuun maskaxeed maxaad se igu la talin lahayn si xaalada an ladnaano.
Mahadsanid .
-
Caafimaad Alle ha ku siiyo.
Walaal astaamaha aad dareemaysid waa Niyadjab ee qoraalkaan ka akhriso astaamaha kale ay leedahay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0)
Waxaad u baahan kartaa la talin iyo waraysi si aad ula tacaashid culeyska nolosha, fadlan wixii talo kuu khaas ah nagala soo xiriir boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/)