Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on March 31, 2017, 11:13:10 PM

Title: Su'aal: Cilmibaarisyada cusub halkee ka helaa?
Post by: Khadar Ahmed on March 31, 2017, 11:13:10 PM
 codsi dr. Waxan raba in la isheego meelaha ama website ugu feecan ee an kahelikaro, cilmibaarista cusub ee lasoosaaray,ama website ugu fiican ee laga helikaro cilmi baarista?
Title: Re: Su'aal: Cilmibaarisyada cusub halkee ka helaa?
Post by: SomaliDoc on July 12, 2017, 07:40:28 PM
Websiteyo badan oo lagu soo daabaco cimibaarisyada ugu dambeeyo dunida ayaa jira oo halkaan lagu soo koobi karin, waxaana ka mid ah midkaan: https://www.sciencedaily.com/ (https://www.sciencedaily.com/)