Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on April 01, 2017, 08:17:23 AM

Title: Su'aal: Ruugaga i xanuunayo markaan cabaar fadhiyo?
Post by: Canabcumar on April 01, 2017, 08:17:23 AM
Asc somalidoc su aashaydu waxay tahay ruuga ixanunaya markan cabar fadhiyo aan is dhaho kaclafta qac idhahaysa maxay noqon kartaa sababta ???
Title: Re: Su'aal: Ruugaga i xanuunayo markaan cabaar fadhiyo?
Post by: SomaliDoc on July 12, 2017, 07:42:42 PM
Ruugagga oo ku xanuuno, kana dareentid shanqar markaad muddo fadhiso ama barar iyo xanuun xilliyada qaboobaha wuxuu astaan u noqon karaa xanuuno kala duwan, wixii faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)