Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ali Abdikadir on April 03, 2017, 01:41:17 PM

Title: Su'aal: Lugaha iyo gacmaha kabuubyo ayaan dareemaa?
Post by: Ali Abdikadir on April 03, 2017, 01:41:17 PM
ASC Waad salaamantihiin bahda Somalidoc Salaan kadib
Dr Waxaan ka dareemayaa lugaha iyo gacmaha kabuubyo aan badnayn taas oo aan horay u dareemi jirin waxaan ka loo isku arkay dhidid badan  oo cagaha iyo gacmaha,Mararka qaar waxaan dareemi kiriir jirka ah.
Dr waxaan rabaa su,aasha in aad iga jawaabto
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Lugaha iyo gacmaha kabuubyo ayaan dareemaa?
Post by: SomaliDoc on July 14, 2017, 08:14:58 PM
Kabuubyada wax badan ayaa keeni kara ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0)
Si loo ogaado nuucaaga iyo astaamaha kale ee la socdo in lagu waraysto ayaad u baahan tahay ee igala soo xiriir barnaamijkeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/)