Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sirsalmaan77 on April 09, 2017, 07:16:58 AM

Title: Su'aal: Finan yaryar oo jidhka ah?
Post by: Sirsalmaan77 on April 09, 2017, 07:16:58 AM
Asc Somali doctors.
Waxa aan leeyahay Finan yar yar kuwaas oo badankooda ku yaala bowdyaha ,marka aan tuujiyo waxa ka yimaada biyo oo kle ,sidoo kle waxa ay iga soo baxeen xiniinyaha oo cun cun aad ubadan igu sameeya waana xoqaa ,takhtar waan u tegey lkn weli waa jiraan,xiniinyuhu waxa ay yeeshaan xuub mar marka qaarkood ,sidii wax gal dhacaya oo kale ,hadda finanku waxa ay kusii fidayaan jidhka qaybihiisa kale .
Muxuu yahay Cudurkaasi ,sideese loo daaweeyaa.
Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Finan yaryar oo jidhka ah?
Post by: SomaliDoc on July 24, 2017, 01:24:36 PM
Finanka iyo isbadallada maqaarka ku dhaca waxaa lagu gartaa aragti, haddii aad soo diri kartid sawirradooda, nagala soo xiriir boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)