Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deka dagan on April 10, 2017, 01:09:45 PM
-
Asc salan ka dib Dr aadbn ugu mahad naqaya allah haka abaaaliyo dedaaalkaga aad umada uga faaaideynaso
Suashayda waxa weeyi waxan rapa in layga jaahil saaro jeeex jeexa jidhka ku imaado qofkma marku miisankiisu dhaco amaba kordho waxa keena iyo siyaabaha loogu dawayn karo
Thnx
-
Jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html)
Horay ayaan uga hadalnay waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo.