Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qureesh2016 on April 11, 2017, 02:33:49 PM

Title: Su'aal: Cassava ma qaadan karaa?
Post by: Qureesh2016 on April 11, 2017, 02:33:49 PM
Cassava ma qaadan karaa?
Title: Re: Su'aal: Cassava ma qaadan karaa?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2017, 04:22:12 PM
Cassava, afka soomaaligane lagu dhaho "Moxog" waa geed jiridkiisa una eg bataati macaanka, wuxuu maxoga ka kooban yahay Carbohydrate oo ah qeyb ka mid ah nafaqada jirka, cunno ahaan ayaa looga cunaa wadamo badan oo Afrika ka mid ah oo ay soomaaliya ku jirto, wax dhib ah ma keeno cunitaankiisa inkastoo borotiinka iyo nafaqooyin kale ay ku yar yihiin sidaa darteed waa inaadan kaligeed cunno ahaan ugu tiirsanaan.