Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salmaam on April 14, 2017, 07:28:12 PM
-
Dr marka hore asalaama calaykum
Dr waxaan qabaa cudurka baabasiirka mudadaan ama mar mar baa dabada ama futada qaybta saxarada waxaa IGA yimaado malax cad oo u eg shahwada iyo xoor mar Marna waxaa IGA yimaado dhig Dr
Dr talo isii ama dawo ii sheeg baaba siirka aan qabo waa midna gudaha ah
-
Baabasiir way noqon kartaa, xanuun kalane wuu noqon karaa, si aad faahfaahin uga heshid waxyaabaha lagu kala garto iyo qaababka loo la tacaalo, fadlan daawo video-gaan oo aan si faahfaahsan ugu sharxay:
https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0 (https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0)