Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.casiis abiib cismaan on April 18, 2017, 09:05:13 PM

Title: Su'aal: Faaidada hurdada?
Post by: C.casiis abiib cismaan on April 18, 2017, 09:05:13 PM
Asaalmu calykum aadban u salamy Dr iyo dadka kelba waxaan rabaa inaan Drka suaalo faaidoyinka hurdada
Marka labaad maskaxdeenu intynu hurudno miyay shaqysaaa mise ma shaqayso mahadanid
Title: Re: Su'aal: Faaidada hurdada?
Post by: SomaliDoc on August 19, 2017, 09:11:29 PM
Faa'idooyin badan ayaa laga helaa hurdada, ka baro qoraalkaan waxa ay yihin, inta la rabo qofka inuu hurdo iyo dhibaatooyinka dhafarka laga dhaxlo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0)