Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaalodiis on April 26, 2017, 11:13:51 AM

Title: Su'aal: Shahwada oo kadis iiga timaada?
Post by: Gaalodiis on April 26, 2017, 11:13:51 AM
Asc somalidoc aad baan idiinkugu mahad naqayaa had iyo jeer talooyinka caafimaad kaa oo nasiisaan thanks a lot


Wllayaalow waxaa jirta  gabar xirir naga dhexeeyo mudo 7 bilood  ah had iyo jeer waan isla  hadalnaa qoftaaa lkn maal mahaan  danbe  waxaan isku arkay xanuun ah


Hadii anoo gabadhaa lahadlaya nin ka ag hadlo ama aan si  kale u kala xanaaqno waxaa markiiba iga imaanaya
shahwada mana  ceshan karo kaliya waa markaan qoftaa isku xanaaqno
Title: Re: Su'aal: Shahwada oo kadis iiga timaada?
Post by: SomaliDoc on September 06, 2017, 09:29:41 PM
Arintaasi way jirtaa, waxaana loo yaqaanaa "Biyo-baxa welwelka" ah, waxayna ku dhacdaa si kadis ah sida aad hadda tilmaantay oo kale, waxay kaloo ku dhacdaa mararka qaar dhalinyarada ka naxdo imtixaanka, horay ayaan u faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5774.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5774.0)