Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on April 26, 2017, 12:58:22 PM

Title: Su'aal: Fikirkeyga dadka uma soo gudbin karo?
Post by: Khadar Ahmed on April 26, 2017, 12:58:22 PM
Su,aashaydu wasidan:ardayban ahy ddabeecadban leeyahy markaan is idhaa dadka wax usheeg ama fikirkaga sogudbi way igu adagthy waxn dareema dhidid badan iyo markaan hadlayo gariir ad ubadan,marka dr xaladas sideen ku daweenkara ama maad talo isiin lahayd inaan sameeyo adban uga murugsanahay??
Title: Re: Su'aal: Fikirkeyga dadka uma soo gudbin karo?
Post by: SomaliDoc on September 06, 2017, 09:36:23 PM
Waa arrin dadka qaar ku dhacdo, waxaana loo yaqaanaa "Ka cabsashada la hadalka bulshada", qoraal hore ayaan ku faahfaahinay waxyaabaha keeno iyo siyaabaha looga gudbo ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0)