Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fariid yare on May 02, 2017, 05:08:25 PM

Title: Su'aal: Biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray?
Post by: Fariid yare on May 02, 2017, 05:08:25 PM
Asc diktoore waxaan ahay wiil dhallinyaro da'da 21. Diktoore biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray kadib waan dhibsaday oo waxaan go'aansaday ina iska dhaafo balse muddo kadib dareen markuu i galo baa waxaan billaabay in aflaam galmo ah daawado annigoo siigeysaneynin ama wax biyo ah iska keeneenin sidaa darteed markaan muddo iska daawado baa biyaha si iskood ah iney iiga imaadaan billaabatay..  Diktoore markii seddex goor cml sidaa biyaha iiga imaadeen ayaan waxaa isku arkay maalinbaa waxaa dhacday in filin galmo ah aan daarto markaas waxaa dhacday in markii aan kacsaday isla markii biyo iga imaadeen waan kanaxay arrintaa diktoore oo waxaan isdhahay saameyn bey kugu yeelatay ee diktoore maxaa igula talin laheed?..  Maxaase ila gudboon? ... Maka soo kabsan karaa xaaladaas mise daaweyn ayaan u baahanahay..... Mahadsanid fadlan iiga soo jawaab
Title: Re: Su'aal: Biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray?
Post by: SomaliDoc on September 17, 2017, 09:01:40 PM
Waxaan kugula talin lahaa inaad joojisid daawashada aflaanta xunxun, waxaana laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo ay arrintani ka mid tahay, horay ayaana ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7635.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7635.0)