Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Funasri on May 05, 2017, 09:28:01 AM

Title: Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?
Post by: Funasri on May 05, 2017, 09:28:01 AM
Asc Ditoore salaan kadib waxan qaba suaasha miinka oo lagubo iyo caafimaadka taas oo aad soomaalida ugu badan tahay, marki labada xaas mudo isqabaan oo  wax  dhali waayen oo latashtaan dhaqaatiirta ayey inta badan ladhahaa ekfishinka miinka kugu yaalo waana laguba kadib waad dhaleesa. Gubitaanka kadib qaarna way dhalaan qaarna sidooda ayey ahaadeen, qaarneh dhalmo kasto kahor ayaa lagubaa.

Mahadsanid Dr. Mahdi
Title: Re: Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2017, 04:59:41 PM
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan iyadoo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000)