Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salaado cali on May 12, 2017, 11:31:54 AM

Title: Su'aal: Gacamaha iyo lugaha oo kulul?
Post by: Salaado cali on May 12, 2017, 11:31:54 AM
Asc wrb Dr wiil yar 2sano jir ayaa mar kasta gacamahiisa iyo lugihiisa kulul yihiin marks maxaa sababi Kara?
Title: Re: Su'aal: Gacamaha iyo lugaha oo kulul?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2018, 08:12:32 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in cagaha iyo lugaha ku ololaan, waxaana ugu badan xanuunka Gaaska, laakiin casharkaan ka akhriso waxyaabaha keeno iyo siyaabaha lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0)